MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Wiil Dhalinyaro ah oo Furay Xaaskiisa Wax Yar ka Hor Uun Markii uu Dhacay Meherkooda
20 jir u dhashay Sacuudiga Carabiya ayaa furay xaaskisa 5 daqiiqo kadib markii uu dhacay meherka Arooskooda kadb markii Sharuud adag kaga timid gabadha reerkeeda.

Wiilka ayaa cadaadis xoogleh waxaa saaray Aabaha gabadha dhalay isagoo ku xuray in uu bixyo lacag kor udhaafeyso 77,000 Oo lacagta Riyaalka Sacuudiga hadii uusan lacagta bixina uu gabadha guurkeeda iska iloowo.

Xafladii arooska markii ay daqiiqado uun soctay Meherkiina yaa goobta waxa ay marqura isku rogtay qeylo iyo buuq kadib markii odaygii gabadha dhalay wiilkii ku amray in uu bixiyo lacagtii ay isku ogaayeen’ wiilkii oo yaaban meel uu ka kenan lacgta tirade badan ayaa odaygii ku yiri” ma’awooda lacagtaa tirabadan “ Odaygii ayaa ugu jawaaba” hadan Awood ulaheen iska fur gabadha nin lacagtaa awoodo ayaan siinaya” wiilkii ayaa goobta ku dalaaqay Gabadhii dadkii xaflada Arooska ka qeyb galaye oo layaaban waxa goobta ka dhacaya ayaa mar qura dhabarka jeediye si hal haleel ahna Albaabka uga baxeen.

odayga dhalay wiilka ayaa codsaday in dib la isku soo celiyo lamaanha isdoonaye hasa ahaatee waxaa arintaas ka biyadiiday gaba dha aabeheed oo ku dooday in furiinkaas uu mar dhacay lagamana yaabo in dib la’isagu soo celiyo wiilka iyo gadha.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,547,494 unique visits Top