(DAAWO VIDEO) Dad badan oo ku dhamaaday buundo kusoo duntay dalka Jabaan
Sida ay wararka sheegayaan Jaban waxaa lagu yaqaan dhul gariir balse markan lama sheegin wax dhul gariir ah hase ahaatee waxaa soo dumay buundo ay ka hoos baxaan gawaarida taasoo sababtay dhimasho badan halka qaarna marka ay dareemeen ka cararay iyagoo isla markaana daawanayay kuwa kale oo ay ku kor duntay.