KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
War Deg Deg Ah Xafladii Caleemo saarka Madaxweynaha Somalia hada oo furmay iyo Madax sare oo caalamka ka socota oo ka qeyb galaysa
Waxaa goordhaw Xarunta Iskool Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho ka Furmay Xafladii Caleemo saarka Madaxweynaha Jahmuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud .

Xaflada ayaa ah mid si aad ah loo soo agaasimay waxaana ka qeyb galaya Madax sar sare oo kasocota qaar kamid ah Wadamada Saaxiibnka la ah Soomaaliya iyo wafuud kale oo iyana kasocda Dalalka Caalamka.

Madaxda ka qeyb galeysa Xaflada Caleemo saarka waxaa kamid ah Madaxweynaha Dalka Sudan ,Raizul Wasaare kuxigeenka Dalka Turkiga ,Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti iyo madax kale oo kasocota Wadamo badan wakiilo kasocda Qaramada midoobay ,jaamacada Carabta ,Midowga AFrika ,Midowga Yurub iyo Safiiro dhoor ah.





New Page 1






HALKAN KA DAAWO QUDBADII XAFLADA CALEEMO SAARKA MADAXWEYNE XASAN SH MAXAMUUD.






Waxaa sidoo kale Xarunta Iskool Buluuzityo wali kusii qul qulaya Madax badan oo kasocota Caalamka iyo Wakiilo kuwaa oo Maanta Magaalada Muqwdisho usoo gaaray xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Waxaa Hoolka Xaflada ay kasocoto kusugan Fanaaniin Soomaali iyo Jabuutiyaan ah kuwaa oo ka qeyb galaya Xaflada Caleemo saarka kuna soo bandhigaya Suugaan qiimo badan .
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,952,321 unique visits Top