MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Facebook oo ku eedeysan in uu xado Sawirada ay dadka Profile-kooda gashtaan “Warbixin”
Barta ay dadku ku wada kullmaan kulmaan ee Facebook ayaa lagu eedeeyey inay dhiseen barnaamij u fududaynaya in shirkadda Facebook ay si sahlan kula bixi karto sawir walba oo kuugu jira teleefankaaga- gacanta.
Wuxuu kaloo barnaamijkaas u sahlayaa inuu sawir walba oo aad qaaddo waqti kasta ay awood u yeelan karaan inay kaa qaadankaraan, (Copy).
Barnaamijkaan ay hadda adeegsanayaan Facebook waxaa ugu jirta faa’iido ay ka ganacsan karaan qof walba oo facebook ka gala mobile-kiisa.
Barnaamijkaas waxaa lagu magacaabaa “photos synchronise” wuxuuna qofka ku marayaa inuu cusboonaysiiyo barnaamijkaas oo markaad cusboonaysiiso u sahlaya shirkadda Facebook inay qayb ka leeyihiin xogtaada kuugu jirta mobile-kaaga.
Haddiise aad diido inaad barnaamijkaas cusboonaysiiso (Update) marna facebook kaama qaadanayo sawirradaad.
Facebook, waxaa lagu eedeynayaa inay dhiseen kayd wayn oo ay ku kaydiyaan sawirrada iyo qof walboo isticmaala facebook inay ka kaydin karaan sawirrada uu ku qaado mobile-ka iyo sawirrada uu qofku sida tooska ah u galiyo facebook.
Haddii aad u ogolaato sawirradaada inaad la wadaato iyo haddii aadan la wadaagin Facebook wuxuu awood u leeyahay inay heli karaan sawirradaas.
Barnaamijka haatan soo baxay wuxuu facebook u sahlayaa inay ogaan karaan meesha laga qaaday sawirkaas iyo waqtiga la qaaday intaba.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,496,362 unique visits Top