MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO MUUQAAL:Mid ka mid ah dalalka ku hor maray dhisida Buundooyinka dhulka hoostiisa mara oo Buudo uu dhisay duntay
Dalka Japan waxaa ku nool Injineerada ama qabiirada ugu qatarsan Caalamka ee ku taqsuusay dhisida Buudooyinka mara dhulka hoostiisa ee inta badan gawaarida oo kaliyah loo ogol yahay.Injineerada reer Japan ayaa dalal fara badan oo Qaarada Asia iyo Africa ku yaala waxa ay ka soo dhiseen Buundooyin casri ah oo mara dhulka hoostiisa.


Buundooyinka ay dhisaan dalalka Japan, Germany iyo Mareeykanka ayaa waxa ay Caalamka ka yihiin kuwa ugu halista yar ee la iskaga kala goosho.Injineerada u dhashay dalka Japan waxaa ku jira kuwo Buuraha dhexdooda Wadooyin ka sameeya waxaana wadooyinkaas oo dhulka hoostiisa ku yaala mara Gawaarida iyo Tareemada.

Magaalo 80 Km u jirta caasimada Tokiyo ee dalka Japan ayaa waxaa mar quraa dadkii ku soo duntay Buundo ama (Tunnel) mara dhulka hoostiisa kaas oo ilaa iminka lagu la´yahay raqda dad fara badan oo xiligaas gawaari ku marayay halkaas.

Buundadaan oo loogu tala galay in ay maraan Gawaarida oo kaliyah waxaa laga dhex jeexay Buuro dhaadheer dhexdooda.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,523,902 unique visits Top