SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho Oo Saakay Hakad Lagaliyay Maxeytahay Ujeeda Looxiray Muqdisho
Waxaa hakad lagaliyay dhaq-dhaqaaqa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho oo ay halkaasi kasoodagi jireen Diyaaradaha qeebahooda kaladuwan haba ugu badnaadaanee kuwa ragaabkaqaada.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho Cali Maxamuud Ibraahim oo haladlay warbaahinta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu xiran yahay Garoonka diyaaradaha oo aysan kasoodagi Karin diyaaradaha rakaabka ee kasoogadi jiray Garoonka.

Waxa uu taasi u sababeeyay in Garoonka ay maanta kasoodagi doonaan Wafuud heer caalami ah kuwaas oo uu qorshaha yahay sidii ay kaga qeebqaadan lahaayeen Xaflada Caleemasaarkaa ee Muqdisho kadhaceysa maanta.

Waxa uu tilmaamay in Garoonka diyaaradaha loo ogolyahay in Diyaaradaha rakaabka qaada ay kasoodagaan ilaa saacada marka ay soo kagaarto sadexda subaxnimo waxii kadanbeeyana aysan kasoodagi Karin Garoonka sida uu sheegay maareeyahay Garoonka.

Waxa uu tilmaamy in ujeedka ugu weyne ee loohakiyay dhaq-dhaqaaga garoonka uu yahay sidii loosugu lahaan amaanka Garoonka iyo Wafuuda heerka caalami ee kasoo dageysa amaankooda loosugi lahaa sida uu tilmaamay.

Weaxaana uu intaa siidaba dhigay in shaqaalihii dowlada lafasaxay taas oo uu maanka kutilmaamay in ay tahay maalin ciid ah oo ay umada Soomaaliyeed guulgaareen sida uu tilmaamay.

Wafuuda heerka caalami ah ee maanta lagu wado in ay kasoodagaan garoonka waxaa kamih ah madax sare oo katirsan Afrika sida Madaxweynaha Yugaandha,Ra,isalwasaare kuxigeenka Dalka Itoobiya iyo Madaxweynha Dalka Jabuuti waxaana ay dhamaantooda kaqeebqaaadan doonaan Xaflada Caleema Saarkaa ee Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof Xasan Shiikh Maxamuud.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,960,902 unique visits Top