SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO SAWIRO)Ciidamada Kenya oo Maanta Nairobi ku qabtay Rag Soomaali ah, Jaakadaha Qarxa iyo ,Qoryaha AK-47
Ciidamada Booliiska Dalka Kenya ayaa maanta Xaafada Islii ee Soomaalidu ka dagantahay Magaalada Nairobi waxa ay gacanta ku dhigeen Hub iyo Rasaas ,Jakaado walxaha qarxa ku xirnaayeen iyo Labo Nin oo Soomaali ah.

Ciidaman ayaana la sheegay in Howl gal gaar ah kasameeyeen Xaafad kamid ah Islii oo lagu wargaliyay in Hubka iyo Walxaha Qarxa yaalaan lagunma qorsheenayo falal argagaxiso oo lidi ku ah Amaanka Dalka Kenya.

Ciidamada la Dagaalanka Argagaxisad oo Hoolgalkan fuliyay ayaa waxa ay kusoo qabteen Howlgalkooda afar qoriga AK47, iyo rasaas,iyo Jaakado ay ku xirnaayeen Walxaha Qarax oo la sheeagy in la doonayay in lagu weewearo kaniisado kuyaaala Magaalada Niarobi.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Eric Kimathi ayaa maanta Warbaahinta Niarobi ugu soo bandhigay Hubkaan iyo Walxaha qarax ay qabteen iyo labo Nin oo Soomaali ah oo la sheegay in ay katirsanaayeen Dagaalyahnada Al-Shabaab.

Afhayeenka waxa uu intaa ku daray in Howlgalkan uu ahaa mid gaar ah ay fuliyeen Ciidamada amaanka kana sameeyeen Xaafada Soomaalidu ku badantahay ee Isklii kuna soo qabteen 4-qori oo ah nuuca AK-47 –Lix jaakadaha walxaha qarax ,Rasaas Badan iyo waxyaabo kale oo Qaraxyada loo adeegsado.

Booliiska Kenya ayaana shabaab ku eedeeyay Hubkaan iyo walxahaan Qaraxaa in ay lahaayeen ayna doonayeen Falal Argagaxisdo in ay ka geestaan Magaalada Nairobi gaar ahaan ay weeraraan Goobaha Kaniisadaha ah ay ku cibaadeestaan Dadka Gaalada ah.





Comments
Render time: 0.05 seconds 4,957,595 unique visits Top