MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Dhagayso) Maamulka Khaatumo State Oo Digniin Kama Dambays Ah U Diray Kooxaha Dhuxulayda Ah Ee Ka Dhuxulaysta Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sool
Madaxda sar sare ee Maamulka Khaatumo State oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indha Sheel) oo koormeero kala gadisan ku tagay Deegaano badan oo ay kamid yihiin Canani, Dameer iyo Deegaano badan oo hoostaga Degmada Taleex ee caasimada ku meel gaadh ka ah ee Maamulka Khaatumo oo ay inta badan Deegaanadaasi ay ku dhumaalaystaan kooxaha dhuxulayda ah isla mar ahaan taana ka dhuxulaysta deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa waxa uu Madaxweynuhu digiin kama dambays ah u diray kooxahaa dhuxulaysatada ah ee iyagu dabar goynta kuwada dhirta ay manaa facaad sadaan duunyada iyo dadkuba.

Dhinaca kalena Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horuamrinta Khayraadka Dabiiciga ee Maamulka Khaatumo Ibraahim Guure ayaa isna ka codsaday Maamulka Degmada Taleex iyo kan gobolkaba in ay wax ka qabtaan arintani.

Sidoo kale waxaanu wax ka weydiinay Gudoomiyaha Gobolka Sool ahna Duqa Degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur waxa uga qorshaysan wax ka qabashada kooxaha dhulayda, isagoona sheegay in ay diyaar garow balaadhan u gali doonaan wax ka qabashada kooxahaasi. Hadaba warbixintaas oo dhamaystiran Halka Hoose Ka Dhagayso.

Halkan Ka Dhagayso



Dave








Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Buuhoodle Soomaaliya
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,578,513 unique visits Top