MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Duqa Magaaladda Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan oo kahadlay sida uu u arko Madaxweynaha cusub
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Ahmed Nur Tarsan ayaa shaaca ka qaaday sida uu u arko madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud kaas oo ku guulaystay doorashadii maalmo kahor dhacday.

Tarsan oo haatan sidoo kale ah Xildhibaan katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa taageero buuxa u ahaa madaxweynaha doorashada looga guulaystay Shariif Sh Axmed, waxaana la isweydiinayaa waxa iska badalay Fikirkiisii.



Sidoo kale Tarsan duqa Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay inuu bur burin doono suuqa Cabdalla Shideeye oo kuyaal Bakaaraha kaas oo lagu sameeyo shahaadooyin iyo Basabooro sharci daro been abuur ah.

Siyaasada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay wax weyn iska badasho marka uu madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud uu la wareego Xafiiska Maalinta Axadda ah.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,550,103 unique visits Top