MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Madaxweyne Xassan Sheekh oo Maanta Kormeer ku Sameeyey Qaybaha Kala Duwan ee Madaxtooyada



Prof. Xassan Sheekh Maxamuud Madxaweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa kormeerkiisii ugu horeeyey waxa uu maanta ku sameeyey qaybaha kala duwan ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya.

Meelaha uu maanta Madaxwaynuhu kormeeray ayaa waxaa kamid ah Isbitaalka Madaxtooyada, xabsiga iyo dhufeesyada, waxaana uu madaxwaynahu u sheegay shaqaalaha Madaxtooyada ee uu maanta kulanka la qaatay in aysan ahayn shaqaale u shaqeeya shaqsi ee ay yihiin shaqaale qaranka u shaqeeya isagoo markaasi ka hadlayay warar soo baxaayey oo sheegaayey in la kala diri doono shaqaalihii hore isla markaana shaqaale cusub uu Madaxwaynuhu la imaan doono .

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in arrinkaasi uusan ahayn mid jira ayna shaqaalaha sidooda u shaqeysan doonaan

Ugu dambeyntii Madaxweynaha cuusb ayaa sheegay in wararka sheegaaya in uu xisbigiisa isugu keeni rabo Madaxtooyada aysan ahayn kuwo wax ka jiraan isla markaana ah been abuur.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,549,294 unique visits Top