MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO SAWIRKA ADAABA QOSLI DOONEE) Amin Arts oo Sawir layaab leh ka sameeyay Jilaafadii Siyaasadeed ay isku dhigeen Labada Shariif
Kaartoonistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Aamir ayaa sawir kasameeyay jilaafadii Siyaasadeed ay isku dhigeen Labada Shariif ee mar Saaxiibo ahaa balse markii dambe ay Siyaasadu kala geysay.

Shariif xasan ayaa markii hore Hamigiisa ahaa in uu u tartamo Jagada Madaxweyne ee Soomaaliya waxaasa Hamigiisa Jilaafo u dhigay daadkana raacsiiyay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka shaqeeyay in Gudoomiye Baarlamaan laga soo dhigo Nin Digil iyo mirifle ah si meesha uga Baxo Shariif Xasan.

Xili madax xanuun uu arintaasi ka qaaday Shariif Xasan ayaa isna ciyaaray Kaarto kale oo Culus uu ku helay lacag badan sidoo kale uu ku lugooyay Sheekh Shariif Sheekh Axmed kadib markii uu uga baxay balan aheed in uu taageeri doono Codkana siin doono.


Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa heshiis wada gaaray oo ku aadan in Shariif Xasan taageero Sheekh Shariif ,waxa uuna ku qaatay lacago fara badan arintaasi sidoo kale waxaa loo balan qaaday jagooyin hasa ahaatee sidaa ma dhicin Shariif Xasan markii uu lacagta qaatay ayuu dhulka la gooyay Sheekh Shariif si isaga iyo Sheekh Shariif iyo Gaas dhamaan kaga baxaan Saaxada Siyaasda Soomaaliya si ana looga dambeyn sida hadaba dhacday.



Comments
Render time: 0.03 seconds 4,521,866 unique visits Top