Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
     
|
DAAWO MUUQAAL: Salaad Cali Jeelle: Lacag waa qaadasho codkana aniga isiiya.. |
|
Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa kamid ahaa musharaxiintii hadalada ugu soo jiidashada badan ka jeediyay kulankii Xildhibaanada.
Khudbadiisa oo aad udheereed ayaa waxaa uu kaga hadlay hankiisa siyaasada Soomaaliya.
‘’Hadaad I doorataan waxaad heli doonaan waxyaabo badan oo kamid yihiin biyaha oo waxaa la cabaa biyo wanaagsan hadii aniga la I doorto.
Mudanayaal iyo marwooyin waxaa dhici karta in musharixiinta qaarkood iiga fiicanyihiin amaabulka iyo lacagta baabuurta iyo suugaanta ,laakin anigu ololaheyga waxa uu yahay lacag waa qaadasho codkana waa in aniga la isiiyaa sidaas hala ogaado .
1-Xasilinta Amniga.
2-Hirgilinta Dastuurka Federaalka oo dadweynaha ay u codeeyaan sadax sano kadib
3- Garsoor madaxa banaan oo cadaalad ah
4-Arimaha Bulshada soo celinta Caafimaadka iyo helitaanka Biyo fiican.
5-Arimaha Siyaasada
6-Xiriirka Caalamiga
|
|