MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Dhagayso) Wasiirka Caafimaadka Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Nidaamka Axsaabta Badan Ee Maamulkaasi
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Maamulka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa si faah-faahsan uga hadlay barnaamijka axsaabta badan ee ay dhawaan ku dhawaaqday Dowladda Puntland, isagoona wasiirku dhanka kale ugu baaqay dadka ka biyo diidsan barnaamijka axsaabta badan ee Maamulka Puntland in ay taageeraayaan taas oo ku micneeyey in ay ka aaminsan yihiin ka Maamul ahaan in ay qaadeen nidaam ka duwan kii hore kaas oo uu ku tilmaamay in bulsha weynta reer Puntland uu ka saacido doono wax badan.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in barnaamijkani hada socdaa uu kamid balanqaadyadii uu xiligii doorashada uu sameeyay madaxweynaha Puntlnad Dr. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, balse habkii horay loogu soo dhaqmayay ay ahayd xiligaas xal raadin oo kaliya hase ahaatee hada laga gudbay isla mar kaasna lagu tallaabsaday doorasho axsaab siyaasadeed oo dalka oo dhan ka hir gali doonta. Hada waraysigaas oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso.

Halkan Ka Dhagayso
This text will be replaced

Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Comments
Render time: 0.49 seconds 4,499,885 unique visits Top