War Deg Deg ah: Al-Shabaab oo goordhow toogasho ka gaystay Gedo
Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas ay Shabaab ka gaysteen goordhow dil toogasho ah.
Ciidamada Shabaab ee kusugan magaaladda Baardheere ayaa duleedka degmadaas ku toogtay ruux la sheegay inuu kamid ahaa dadka xoola dhaqatada ah.
Inkastoo aan la ogayn sababta ay dilkaas ugaysteen hadana waxaa jira warar sheegaya in ay intii ay kaxeysteen hadana at toogteen.