KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO SAWIR: Aminarts oo sawir layaab leh ka sameeyay Ciyaarta udhaxeysa Damu jadiid iyo Saacid Jadiid
Mudo badan ayay shacabka Soomaaliyeed sugayeen in la doorto madaxweyne, sidoo kale wax badan ayuu Madaxweynihii la doortay la daahay soo magacaabida Ra’isul Wasaarihiisa, hase ahaatee hada Wasiirkii la magacaabay ayaa isagana la daahay soo magacaabida Xubnihiisa.

Warar la helay ayaa sheegaya in Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ay isku haystaan tirada laga dhigayo Golaha Wasiirada.



Madaxweynaha iyo kooxdiisa Damu-jadiid ayaa doonaya in Golaha Wasiirada laga dhigo 9 xubnood halka Ra’isul Wasaare Dr Saacid iyo Kooxda Saacid Jadiid ay doonayaan 18 Xubnood.

Sawir sameeyaha Soomaaliyeed AminArts ayaa sawir cajiib ah ka sameeyay Labada Masuul, xili ay shacabkiina udhimayaan dhibaatooyin maalin dhac ah.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,944,405 unique visits Top