Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
     
|
Deg Deg:- Wariyihii 17 aad oo hada ku geeriyooday isbitaal Madiina kadib markii 21-ka bisha dhaawac loogu geystay xaafada Wadajir |
|
Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay ay sheegayaan inuu geeriyooday wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare(Shalongi) oo ka tirsanaa idacada Shabeelle ee Magaalada Muqdisho.

Wariyahaan ayaa kooxo hubaysan 21 bishan ay ku dhaawaceen degmada Wadajir gaar ahaan xaafada Xaawo Taawo , waxa uuna ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Madiino ,dhaawici soo gaaray awgiis.
Dilka wariyahaan ayaa waxa uu ka dhigayaa dhimashada wariyayaasha sanadkaan la dilay 17 wariye.
|
|