MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Rag indhaha soo duubtay oo nin rakaab ah gaari kala dagay Gobolka Gedo
Wararka ka’imaanaya Magaalada Garbagaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Rag indhaha u xiranyihiin ay Gaari Rakaab kala dageen Mustafe Jaamac Nuur oo kamid ah dadka ku dhaqan gobolka Gedo.

Sida Wararku sheegayaan Mustafe ayaa Markii Gaariga lagala dagayay ka amba baxay Degmada Garbahaarey Wuxuuna kusii jeeday degmada Saakaw ee Gobolka Jubada hoose.

Markii gaariga Rakaabka ah uu soo gaaray deegaanka Bohosha Baxaroow ayaa la sheegay in Gaari Cabdi Bile ah oo meesha ku sugayay uu Joojiyay Kadibna rag indhaha u iranyihiin ay kala dageen Mustafe Jaamac Nuur oo Rakaabka kamid ahaa.

Gaariga cabdi bilaha ah ee ay Wateen Mileeshiyaadka ayaa Mustafe ula dhaqaaqay dhinaca Degmada Baardheere, waxaana la sheegaa in Degmada Baardheere ay ku yaalaan Saldhigyo gaar ah oo Al-Shabaab ay dadka ku xidhaan, lamana oga in halkaasi ay ku xireen iyo in kale.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,571,787 unique visits Top