KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dabley An Heybtooda La Garaneyn Oo Shalay Galab Sadex ruux Ku Dishay Degmada Matabaan
Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa shalay galinkii dambi sadex ruux ku dishay degmada matabaan ee gobolka hiiraan.

Dableydaan ayaa ka baxasatay goobtii eey dilka ka geysteen iayadoona an la ogeyn halka eey u baxsadeen, gudomiyaha dagmada matabaan mudane maxamed warsame nuur ayaa sheegay iney baxsadeen dadkii dilkaas geystay eeyna ku raad joogaan soo qabashadooda.

Guddoomiyaha ayaa sidoo sheegay in dilkan ujeedkiisa uu yahay siidi dadka gobolka Hiiraan ku wada nool colaad loo dhex dhigi lahaa, balse ay ku dedaali doonaan sidii arrimahaasi looga hor tagi lahaa.

Wuxuu sheegay in maamulkiisa uu falkaasi cambaareynaayo sida uga dhaqasaha badan wax uga qaban doonaan.

Saddexda ruux ee la dilay ayay wararka qaar sheegayaan inay ka tirsanaayeen culimada tuulada Oomane, iyadoo hal meel lagu wada dilay.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,945,522 unique visits Top