MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Afhayeenka G/Sh/Dhexe Oo Sheegay in ay Lawareegeen Degaano Hoostaga Balcad
Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxa ay dhaqdhaqaaq ciidan kasa meeyeen maalintii shalay aheed Degaano katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa arintaasi faafaahin warbaahinta Muqdisho kasiiyay Afhayeenka Gobolkaasi.

Daa’uud Xaaji Ciiro Afhayeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay sababaha ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay tahay sidii ay ula wareegi lahaayeen Magaalada Jowhar sida uu sheegay.
waxana uu tilmaamay Afhayeenka in ay shalay ka dhaqaaqeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya Dagmada Balcad ee Gobolkaasi Shabeelaha Dhexe waxaana uu sheegay in ay gaareen degaano katirsan Gobolkaasi sida Xawaadleey Garisaale sida uu sheegayna dhawaan ay geli doonaan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalkaasi.

Isagoo hadalkiisa siiwata ayaa waxa uu sheegay in shacabka Gobalka Shabeelaha Dhexe ay la shaqeyaan ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Waxaana uu ugu dambeentii sheegay Daa’uud Xaaji Ciiro Afhayeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya in dadka shacabkaa ee ku dhaqan halkaasi ay doonayaan in ay helaan nabad islamarkaana ay kunoolaadaan sida uu sheegay waxaana uu intaa raaciyay hadalkiisa in ay dadka shacabkaa ay garab siiyaan Ciidamaan iskaa shanaya waxaana intaa raaciyay hadalkiisa in Dagaanadii ay gaareen ay ka sameysteen sida uu sheegay difaacyo adag.
Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxa ay ujeedkooda yahay sidii ay ula wareegi lahaayeen Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolkaasi oo ay haatan halkaasi ka arimiyaa Al-Shabaab.
Comments
Render time: 0.56 seconds 4,495,385 unique visits Top