MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Selvio Berlusconi oo balan qaaday inuu bur burin doono dowlada Italy
Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Italy Mr Berlusconi ayaa ku hanjabay in uu si deg deg ah hoos ugu dhigi doono golaha wasiirada ee dalkaas.

Berlusconi ayaa sheegay in uusamayn doono siyaasad kasta oo uu hoos ugu dhigayo wax qabadka golaha wasiirada si ay fashilmaan.

Mr Berlusconi ayaa lagu qasbay inuu jagada iska dhiibo kadib markii lagu helay danbiyo faraxumeyn ah

Waxaa uu hada ku jiraa sidii uu racfaan kaga qaadan lahaa afar sano oo lagu xakumay kadib markii lagu eedeeyay inuu galay masuq maasuq, sidoo kalana uu la seexday gabar aan qaan gaar ahayn

Isagoo Mr Berlusconi lahadlayay kumanaan kukn oo isugu soo baxday Caasimadda Rome kana soo horjeeday xukumada Monti ayuu sheegay in uu si walba kaga shaqeeynayo sidii dowladaas ay ufashilmi lahayd

Ra’iusl Wasaarihii hore ayaa ku eedeeyay xukumada Monti in aysan waxba ka qaban dhamaan balanqaadyadii ay samaysay

“anagoo isku duuban dhamaan taageerayaasheydow waxaan go’ansan doonaa maalmaha yar ee soo socda in aynu kalsnooda kala laabano dowladana si dadka loo siiyo doorasho xaq ah” ayuu sheegay Berlusconi.

Doorashadii ugu danbaysay ayaa waxaa la qabtay 2008 waxaana qorshaha uu yahay in doorashada kale ay dhacdo 2013-ka.

Mr Monti ayaa la doortay bishii November, kadib markii Italy ay saameyn xoogan ku yeelatay dhaqaalo daradii ka dhacday eurozone, waxaana wadanka lagu yeshay deymo badan.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,490,509 unique visits Top