Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
(DAAWO VIDEO) Madaxweyna Ismaaciil Cumar Geele oo ka hadlay doorashada baarlamanka Jabuuti salaadi Ciida kadib |
|
Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa salaadi ciida kadib ka hadlay doorashada dhowaan bilaabaneysa ee baarlamaanka dalka Jabuuti isagoo salaadii ciida kula tukaday fagaaraha dadweyne & madax aad u fara badan.

| |