MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dhibaatooyinka ay ciidamada dowlada ka gaysanayaan Marka oo sii kordhaysa
Ciidamada dowlada Soomaaliya ee Magaaladda Marka ayaa sii wada dhibaatooyinka ay ugaysanayaan shacabka ku dhaqan Magaaladaas.

Dhibaatada ay gaysanayaan ciidamada ayaa siio kordhaysa sida uu sheegay qof kusugan Maraka.

Ciidamada ayaa shacabka ugaysanaya dhac, jirdilo iyo kufsi loo gaysanyo haweenka Magaaladda.

“Dadka inta badan masexdaan maxaa yeelay waxaa ay ka cabsanayaan dhibaatooyin ay ciidamada gaysanayaan, waa in guriga ilaalo laga hayaa”ayuu sheegay mid kamid ah dadka Magaaladda Marka.

Haweenka ayaa la sheegay in ay ka cabsadaan ciidamada maadaama ay yihiin kuwa ugu nugul dhibaatooyinkaas.

Saraakiisha dowlada ee Holwgaladda ka wada Sh.Hoose iyo Maamulka dowlada ee gobolkaas aya marar badan balan qaaday in ay wax ka qaban doonaan xalaadda magaaladda iyo dhibaatada ay ciidamada gaysanayaan hase ahaatee taas ma muuqato.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,545,677 unique visits Top