Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
DAAWO SAWIRO: Madaxda Ugu Sareysa Dowlada Oo Shacabka kagaqeeb qaatay Salaada Ciida |
|
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Saacid Garaad Shirdoon iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxa ay maanta dadka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdishoay kula dukadeen masjidka isbaheysiga Islaamka.
Salaada ciid kadib ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud waxana uu ugu hambaliyeeyay Bulshada Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogaan Munaasabada Maalinta Ciida oo maalinteeda koowaad loodabaal dagaayo maanta.
waxaana uu ugu dambeentii u rajeeyay Bulshada Soomaaliyeed in ay ciidaan ciideeda ay ku gaaraan hor mar iyo Caafimaad.
hada nala daawo Sawirada Madaxda iyo qaabka ay u dghacday Salaada Ciida  













|
|