Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
DAAWO SAWIRADA: Qaab Noocee ah ayaa looga ciiday Xaafadda Islii ee Magaaladda Nairobi |
|
Magaaladda Nairobi gaar ahaan Xaafada Islii ayaa maanta waxaa looga ciiday Si weyn, iyadoona la arkayay kumanaan kun oo isku soo baxay.
Dadka ayaa ku kala dukaday Barxado waa weyn oo kuyaal Xaafada Islii iyo qeybo kale oo kamid ah Magaaladda Nairobi e xarunta dalka Kenya.
DAAWO SAWIRADA DUKASHADA SALAADDA CIIDA









|
|