SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari oo Shacabka Ugu Baaqay Inay Taageeraan Dowladda
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Proff. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxa.

Maxamed Cusmaan Jawaari Ayaa ka mid ahaa madax Dowladda ka tirsab kuwaasoo dadka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga ee magaalada Muqdisho, wuxuuna sidoo alle uga baryay in umada Soomaaliyeed uu dib u soo celiyo qaranimadii ay lahaayeen.

Waxaa uu sidoo kale Jawaari shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka iyo sidii loo soo celin lahaa nabadgalyada.

Sikastana, magaalada Muqdisho ayaa sanadkaan lologa ciiday si ka duwan ciidihii hore oo ay magaaladu diloodeen dagaaladii sokeeye.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,954,916 unique visits Top