KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Xarboole
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo taageero ka helaya kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Xarboole oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay halkaas howlgal ka sameeyeen.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM in deegaanka laga saaray al-Shabaab ee Xarboole uu 6km u jiro deegaanka Miido oo isna 10 cisho ka hor laga saaray maleeshiyadaas ayaa muhiimad weyn u leh howlgallada ay ciidamada iskaashanaya ay ka wadaa gobolka Jubbada hoose.
War-saxaafadeedka ayaa waxaa kaloo lagu xusay in kooxda al-Shabaab ay hub uga carareen deegaankaas, kuwaasi oo la wareegay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah.
Taliyaha ciidamada AMISOM, General Andrew Gutti ayaa sheegay in qabsashada deegaanka Xarboole ay ku soo aadday xilli dalka uu ku jiro xaalad halis ah, isagoo intaas raaciyay in AMISOM ay sii wadi doonto taageerrada shacabka Soomaaliyeed.
Howlgalka lagu qabtay deegaanka Xarboole ayaa yimid maalin kaddib markii gudaha dalka Soomaaliya ay ka dhacday doorasho madaxweyne oo taariikhi ah.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,951,030 unique visits Top