KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Gen. Dhaga Badan oo si layaableh udifaacay dhibaatooyinka ay gaysanayaan ciidamada dowlada
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Gen C/Kariim Dhaga badan ayaa beeniyay wararka la xariirinaya ciidamada dowlada in ay gaystaan dhac iyo boob.

Isagoo lahadlayay saxaafada kadib qabashadii deegaanka Leego ayaa waxaa uu Gen Dhaga badan sheegay uu sheegay in ciidamada dowlada ay yihiin kuwa nabada kaliya ka shaqeeya.

Waxaa uu si jees-jees ah ugu eedeeyay falalka amaan xumada ah kooxda Shabaab, isagoo tilmaamay in Shabaab soo xirta dharka Militeriga ay dadka dhacaan.

“Waxa dhaca ugaysta shacabka ma ahan ciidamada dowlad, waa kuwa Shabaab ah oo dharka ciidamada xooga dalka soo xirtay, waana ka hortagynaa kuwaa”ayuu sheegay Dhagabadan.

Hadalka Gen Dhega-badan ayaa kusoo aadaya xili ciidamada dowlada ay ku eedeysan yihiin dhac, kufsi iyo dilal bareer ah oo ay dad shacab ah ugaystaan.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,942,719 unique visits Top