MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Steven Gerrard Oo Su’aal Ka Keenay Garsoorihii Xalay Ka Dib Casaankiisii Ugu Horeeyay Ee England.
Steven Gerrard ayaa soo jeediyay in garsoore Cuneyt Cakir inuu isaga faraxsanaa inuu kaarar iska bixiyo ka dib markii casaan la siiyay markii ugu horeysay isagoo xiran maaliyada England kulankii ay xalay barbaraha 1-1 la galeen Ukraine.

Kabtan Gerrard ayaa ka mid ahaa sagaal ciyaaryahan oo kaar loo taagay kulankii isreebreebka koobka adduunka ee ka dhacay Wembley, waxaana casaan loo taagay dhamaadkii ciyaarta markii la siiyay jaalihiisii labaad.

Kabtanka Liverpool, oo haatan seegi doona kulanka bisha soo socota ee San Marino ayaa yiri:

“Uma maleynayo inuu jiray taakal ciyaarta, miyeeysan aheyn? Waxaana qabaa in garsooraha uu bixiyay sagaal jaale.



‘Sidaasi darteed, wax laga xumaado ayay ii tahay aniga sababtoo ah waa casaan, keygii iigu horeeyay 98 kulan oo aan England u ciyaaro.

“Lakiin ciyaarta soo socota waa San Marino. Waan hubaa in wiilasheena ay shaqada qabsan doonaan aniga la’aanteey, ka dibna waxaa diyaar soo noqon doonaa kulanka Poland. Waan ka xumahay casaanka, lakiin waxaan ku faraxsanahay qaab ciyaareedkeyga.”

Qaab ciyaareedka Gerrard ayaa ah mid ka mid ah waxyaabaha wanaagsan ee England ka muuqday kulankii ay barbaraha ka tuugeen xulka Ukraine oo marti ugu ahaa magaalada London.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,571,469 unique visits Top