Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
     
|
DAAWO MUUQAAL” Maxaad kala socotaa Nolosha dhabta ah ee caruurta darbi jiifta ah |
|
Bur-burka ka jira Soomaaliya waxa laga dhaxlay waxaa kamid ah daryeel la’aan soo wajahday dhalinyaradii noqon lahayd hogaanka dalka.
Laamiyada waa weyn ee Magaalo kasta oo Soomaaliya ah waxaad arkaysaa caruur da’yar oo laamaha qaadka cunaya, sigaarkana jiidaya, xitaa Koolada ayay daris ka dhigteem.
Waxaa hoy ama guri unoqday darbiyada iyo laamiyada, qaarkood waxaa la arkayaa iyagoo aan wadan wax ay dhaxanta isaga celiyaan.
Hada waxaa jira isbadalo aan badnayn oo la sameeyay, iyo Hay’ado ay dad gar ah leeyihiin oo isxilqaamay.
Muuqaalka Waxaa laga sii daayay Tv-ga caalamiga ah ee dalka Iiraan PressTV. |
|