MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Khilaafka Qoysaska Danyarta oo Guryo badan Albaabada u garaacey, Maxaa keenay?
Qoysaska badan oo ku dhaqan magaalada ayaa lagu soo waramayaa in Khilaafka ka dhex dhasha mudooyinkan uu aad u sii kordhayo, iyadoo siyaabooyin ka duwan looga hadlayo arrimahani.

Daraasad la sameeyay dhowaan ayaa lagu ogaadey in khilaafyada ka dhex dhaca qoysaska uu ka badan yihiin heerkii uu gaarsiisnaa shan sano ka hor, taasi oo dadka qaarkiis ay sheegayaan in ay keentay in qoysas badan ay bur buraan.

Qoysaska ayaa lagu soo waramayaa in khilaafkooda uu ku dhisan qaarkood arrimo la xiriira dhaqaale iyo habkii loo maamuli lahaa.

Waxaa la soo sheegayaa in Lamaanaha qoyska ay isku afgaran waayaan lacago mudooyinkan dambe hay'adaha gargaarka qaarkood ay bilaabeen in qoysaska ay ku taageraan, taasi oo si Kaash ah ay u qaataan, ayna keento in qoysaska ay arrintaasi ku fahmi waayaan.

Xafiiska Wararka ee Saafi Films Muqdisho-Soomaaliya
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,527,538 unique visits Top