Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
(DAAWO VIDEO) Dadka ku nool xerada qaxootiga ee Ifo oo ka cabaadaya dilal loo geysto iyadoo habeenkii xalay ahaa sedex qof hal mar lagu dilay halkaas |
|
Dadka qaxootiga ah ee ku dhaqan xerada Ifo ayaa waxey ka cabanayaan dilala loo geysto oo joogto ah iyadoo habeenkii xalay ahaa sedex qofood oo xaasle yaal ah oo halkaas deganaa lagu dilay.
Dadka ayaa waxaa soo food saartay cabsi isagoo ay sheegayaan in hadana laga baqayo dilala kale oo hor leh.

|
|