(DAAWO VIDEO) Milkiilaha Universal Tv & dhamaan shaqaalaha oo tiiraanyo ka muujiyay weriyihii laga dilay iyagoo sheegan in abaabul la sameynayo dhowaan
Milkiilaha Universal Tv Eng. Ahmed Abubakar ayaa wareysi siiyay wariye Ridwaan Cabdi Weli isagoo sheegay in uu aad uga naxay dilka loo geystay wariye Axmed Faarax Saakin.
Dhanka kale waxaa sidoo kale hadalo qiiro leh & kulamo deg deg ah isugu yimid dhamaan weriyayaasha Universal Tv iyagoo sheegay in abaabul looga hor tagayo falalkan la sameynayo sida ugu dhaqsaha badan.