KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DEG DEG. Alshabaab oo leexsaday gawaari lagu waday Xoolaha Ciidul Afidriga
Al-Qacidada Somalia ee Alshabaab ayaa leexsaday Gawaari siday Xoolo loogu tala-galay in loogu tabaruco Aytaamta iyo Qoysaska danyarta ah
inta la ogyahay 13-Gaari oo siday Xoolo isugu jira Geel,lo,ari ayaa waxaa laga afduubtay xili ay kasoo baxeen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose waxaana lagu soo waramaaya inay kusii jeeden Magaalada Muqdisho
Leexsashada Gawaarida xoolaha siday ayaa kusoo beegmeysa xili alshabaab ay isugu aruuren Daafaha Magaaladad Muqdisho waxaana lagu soo waramaaya inay lasoo daristay dhibaato isugu jirta dhaqaale la’aan iyo rashin la’aan soo wajahday Ciidamada taasoo la sheegay inay kaga faa’ideysteen qafaalka gawaarida siday Xoolaha loogu tala –galay Ciidul fidriga
Si rasmi ah looma oga halka ay la’aaden Alshabaab xoolaha balse wararka ayaa sheegaya inay ula baxeen dhanka hoodka Kismaayo .
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,951,303 unique visits Top