MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Deg deg:Dagaal udhaxeeya Burcad badeed Somali ah oo iminka ka socda Mudug
Dagaalka ayaa udhaxeeya kooxo burcad badeed somali ah waxaana uu bilowday galabta kadib markii la sheegay in la isku qabtay lamaane ajnabi ah afduub ay uheysteen burcad badeeda taasi oo sababtay in rasaas la isku adeegsado.

Iskahorimaadka ayaa waxa uu yahay mid kadambeeyey markii ajaanib afduub uheystaan burcad badeeda qaarkood la doonayey in laga badalo meesha lagu hayey oo suurtagal ay tahay baa la yiri in lasoo weeraro.

Deegaanka Gawaan oo ku dhaw Degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxa si toos ah uga soconayaa dagaalka waxaana lagu soo waramayaa in afar qofood ay dhinteen afar kalena dhaawac soo gaaray.

Wali ma cada khasaaraha rasmiga maadaama uu dagaalka socda iyadoo dadka ku dhaqan agagaarka deegaanka lagu dagaalamayo ay soo sheegayaan in rasaas xoogan weli la maqlayo.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,554,954 unique visits Top