(DAAWO VIDEO) Dowlada & Amisom oo qabsaday degmada Leego & Hub Fara badan sheegayna in ay
Jen. Dhagabadan ayaa saacado kahor xaqiijiyay in ay qabsadeen degmada Leego & hub fara badan oo lasoo bandhigay, isagoo faah faahin badan ka bixiyay ayaa sheegay in aysan intaas ku ekaan doonin oo ay sii wadayaan ilaa ay ka sifeeyaan dalka oo dhan