MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
MALAAYIIIN MUSLIMIIN SOOMAALI BADANA KU JIRAAN OO MAANTA BILAABAYA GUDASHADA ACMAASHA XAJKA
Inkabadan 2,0000 oo xujeey Soomaali ah ayaa kusii qulqulaya xaramka barakeysan ee Maka Al-Mukarama si ay ugutaan rugniga koowaad ee xajka Dawaafal Quduum.

Dawaafal Quduum kadib ayaa xujeyda waxa ay aadi doonaan Magaalada Miina oo ah halka loogu talo galay xujeeyda ka kala timid caalamka.

Maalinta beri ah oo Bisha Carafa ay tahay 9-ayaa waxaa lagu wadaa in xujeeyda ay istaagaan buurta carafo si halkaasi ay ugu aqristaan qur’aan farabadan iyo takbiir islamarkaana eebe ka baryi doono si uu uga aqbalo xajkooda.

Xujeeyda sanadkaan ka xajisay guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay inay gaareyso 9,000-oo ka baxay deeganada Soomaalida.

Agaasimaha guud ee gudiga bicsida Xujeeyda Ugaas Nuur Gaata ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyay Soomaalida iyo xajka sanadkaan sida ay uyimaadeen.

“Si xujeeyda loo daadgureeyo waxaan sameeynay guddi gudigaasi wuxuu ka shaqeyn doonaa daad gureynta dadka liita oo cidhiidhiga lagu jiidhayo”

Sanadkan ayaa Soomaalida u ambabaxay xajka waxaa lagu sheegay inay ka badan yihiin dadkii aaday sanadkii hore maadaama aduunka daafahiisa Soomaalida joogta ay isaga kala yimaadeen.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,551,480 unique visits Top