MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Rag uu ku jiro nin la dhashay Madaxweynihii Benin oo loo haysto in ay sumeeyeen Madaxweynahaas
Sedex ruux ayaa loo xiray dilkii loo gaystay madaxweynihii hore e dalka Benin Thomas Boni Yayi waxaana lasheegay in dilkiisa loo adeegsaday sun loogu daray daawadii uu isticmaali jiray, sidaas waxaa sheegay maxkamada dalkaas.

Dhaqtarkii Madaxweynaha, mid kamid ah Walaalihiis iyo wasiirkii hore ee dhaqaalaha ayaa loo haystaa dilka madaxweynaha sida laga soo xigtay Saraakiisha.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in Walaalkii Madaxweynaha iyo dhaqtarkiisiiba lasiiyay lacag dhan 1bn CFA francs oo udhiganta (£1.2m; $2m) si ay usumeeyaan.

Ragaan dilka loo haysto ayaa lagu kala magacaabaa Dr Ibrahim Mama Cisse oo ahaa walaalka madaxweynaha, dhaqatarkii madaxweynaha Zouberath Kora-Seke iyo Wasiirkii hore ee dhaqaalaha Moudjaidou Soumanou.

Waxaa kale oo ay dacwad oogayaasha dalbadeen in lasoo xiro ganacsade Patrice Talon oo isagana wax ka abaabulay qorshaha lagu dilay madaxweynaha

Qaar kamid ah raga danbigaas loo haysto ayaa dhimashadii madaxweynaha kadib ka cararay dalkaas.

Madaxweynihii dhintay Mr Yayi ayaa ku jiray da’da 60-ka sano waxaana uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyay ee doorasho kusoo gala dalkaas 2006-dii, dib ayaana loo doortay sanadkii lasoo dhaafay, waxaana sidoo kale uu ahaa gudoomiyaha sanadlaha ah ee midowga Afrika.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,555,124 unique visits Top