MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ciidamada Kenya ee Magaalada Kismaayo oo qafaashay rag Culimo ah
Wararka naha soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay habeennimadii xalay siyaabo kala duwan guryaha iyo wadooyinka uga qafaashen Rag culimo ah oo isugu jira macalimiin dugsi iyo mu’adimiin masaaj
Raga la qafaashay ayaa lagu soo waramaaya in tiradooda ay tahay 5-Shan ruux oo siyaabo kala duwan magaalada looga kaxeeyay waxa ayna wararka intaasi kusii darayan in ragaasi loo dhadhiciyay dhanka Xeebta oo ay si rasmi ah ugu sugan yihiin Ciidamada Kenya
Dadka Deeganka ayaa shabakada u sheegay in ilaa iyo iminka aan nolol iyo geeri lagu hayn ragaasi la afduubtay waxa ayna kusoo waramaayan in loo badinaayo in ragaasi la qaarijiyay
Sheikh Maxamed ilyaas oo kamid ahaa Culimadii ku sugnaa goob laga kaxeeyay laba ruux ayaa shabakada u sheegay inuu maqlaayay risaas meel fog ka yeertay markii Culimadaasi laga kaxeestay Magaalada waxa uuna sheegay in loo badinayo in ragaasi ay ku baxeen gacanta Ciidamada Kenya iyo Maleeshiyada raaskambooni maadama mudooyinkaani magaalada ay kusoo badaneysay dilal qorsheysan
Macada sababaha kadanbeysa in xiligaani Maleeshiyada Raaskambooni iyo Ciidamada Kenya ay bilaban qafaal aan la garaneynin halka uu salka ku haayo balse dadka deeganka ayaa iyagu aaminsan in laga soo horjeedo waxa loogu yeeray Culimo
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,481,973 unique visits Top