MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO MUUQAAL QOSOL BADAN)Booliis ku Qafiifay Taraafikada wadooyinka oo Caalamka oo idil ka yaabsaday
Magaalada Charlotte ee gobolka North Carolina (USA) waxaa ka taagan arin aad u Qosol badan ka dib markii magaaladaas lagu dhex arkay Ciidamo Booliis ah oo dadka wadooyinka maraya kaga yaabsaday Firimbi ama seeri qeeylo dheer.


Ciidamadaan Booliiska ah oo qaab Taraafiko ah u kala hagaya gawaarida ayaa waxeey dadka kaga Qosliyeen Niinko iyo qoob ka ciyaar aan horay looga baran Ciidamada Booliiska dalka Mareekanka. Dadka u socda Shaqooyinkooda gaarka ah ayaa durbadiiba bilaabay inay u soo daawasho tagaan Booliiskaan Taraafikada ah ee hadane Niikinaya.

Tv-ga caanka ah ee CNN-ka oo wareestay dadkii daawaday Ciidamadaan Booliiska ah waxay sheegeen ama ku tilmaameen Ragaan wax waalan oo ku qafiifay Wadooyinka halka dadka qaarkiis ay aad ugu bogeen Ciidamadaan Booliiska ah ee hadana Niikinaya iyaga oo Labisan Dharkii ciidanka.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,573,233 unique visits Top