KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Islaan Waayeel oo loo xiray sawirada Obama oo ay ka fiiqday meel lagu soo dhajiyay iyadoo ka carootay waxa lagu tilmaamay Obama
Booliiska magaalada Hebron, Connecticut ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay xabsiga dhigeen islaan waayeel ah oo 80 sano jir ah ka dib markii haweeneydaas lagu soo eedeeyey inay jar jartey oo ayna ka fujisay halkii uu ku dhegenaa sawir meel ka dhac iyo aflagaadu ka ahaa madaxweynaha dalka Mareykanka Obama.


Haweeneydaan oo lagu magacaabo Lyndon LaRouche oo 80 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay ka carootey oo ayana u dul qaadan weysay sawir meel ka dhac iyo aflagaado ku ahaa madaxweyne Obama iyadoona sawirkaas oo lagu shaabadeeyey madaxweyne Obama inuu la mid yahay kaligii taliyihii aduunka dhibka u geystay ee Adolf Hitler iyadoona sawirkaas madaxweyne Obama loo yeeray sharbihii Hitler laguna hoos qorey in madaxweyne Obama laga eryo xafiiska lana maxkamadeeyo, Laakiin haweeneydaas ayaa markiiba sawirkaas ka fujisay halkii uu ku dhegenaa islamarkaana ka qaadatey qaar kale oo halkaas yaalay ka dibna ay arintaas keentayinay haweeneydaas ay qabtaan oo ayna xabsiga dhigaan

Ugu dambeyntiina iyadoo sawiradaas dacaayada ah ay ahaayeen kuwo ay lahaayeen taageerayaasha ninka lagu magacaabo Lyndon LaRouche kuwaas oo aaminsan in madaxweyne Obama la soo taago maxkamada iyagoo ku eedeynaayo inuu yahay dagaal ooge galay dambiyo dagaal iyo inuu ku xadgudbay dastuurka dalkaas Mareykanka ayaa haweeneydaas waxay sheegtay inaysan ahayn wax qof lagu msaali karo Hitler gaar ahaan bay tiri jiilka aan ka joogo oo soo arkey dagaalkaas uu masuulka ka ahaa Hitler, haweenydaan oo lagu soo eedeeyey dhib gaarsiin hanti ay dad kale lahaayeen ayaa hadii uu fal dambiyeedkaas ku cadaao waxaa lagu xukumi doonaa xabsi gaaraayo ilaa iyo 3 bilood oo ay walibana u sii dheer tahay in la saaro ganaax lacageed.
Comments
Render time: 0.04 seconds 4,942,091 unique visits Top