Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
(DAAWO VIDEO) Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Hargeysa dib ugu soo laabtay |
|
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta dib ugu laabtay xarunta Maamulka Somaliland ee Hargeysa, ka dib markii uu shalay socdaal ku tagay magaalada Berbera, halkaasoo uu xadhigga kaga jaray Dhismeyaal, Waddooyin iyo garoonka kubbadda cagta oo heer caalami ah, isla markaana ay Dawladda Hoose ka hirgelisay magaalada Xeebta ku taalla ee Berbera.
HALKAN KA DAAWO VIDEO FAAH FAAHSAN
|
|