MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo ka Badbaaday Weerar lagu Soo Qaaday
Gudoomiyaha Baydhabo ayaa xalay saqdii dhexe si dirqi ah uga badbaaday kadib markii kooxo hubeysan ay weerar xoogan ku soo qaadeen Guriga uu ka dagan yahay Gudoomiyaha Baydhabo.
Waxaana lagu soo waramayaa in weerakaasi ay ka horeeyay Jug aad u culus , taasoo laga maqlay inta badan xaafadaha Magaaladaasi , waxaana daba socday Dagala socday Mudo Saacado ah.
Weerarakakaasi ayaa la soo sheegay inuu ahaa mid qorsheysan , iyadoona Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay rasaasa ku ekeeyeen Guriga uu dagan yahay Gudoomiyaha Magaalada Baydhabo.
Mudo 30 daqiiqo ah kadib ayaa la sheegayaa in uu istaagay dagaalka , waxaana kooxihii weerarka soo qaaday ay ka baxsadeen goobta.
Ilaa hada ma cada Khasaaraha dhabta ah ee kala gaaray ciidamada Dowlada iyo xoogaga Alshabaab , sidoo kale waxaa la ogeyn khasaaraha soo gaaray Shacabka oo iyaga xiligaasi ku jira Hurdada.
Alshabaabka ku sugan Bay ayaa wada weeraro lagu beegsanayo guryaha ay dagan yihiin masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya ee Gobolkaasi , waxaana horey ay weerar ugu qaadeen masuul ka tirsan kuwa maamulka Bay


Comments
Render time: 0.08 seconds 4,550,160 unique visits Top