KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Weriye garaacay fanaan dad badan hortiisa & weliba meel show ka socday
Fanaanka lagu magacaabo Paul Hartmut Würdig (Sido) oo u dhashay dalka Germany ayaa waxa uu Dadka hortiisa si Live ah ugu garaacay Wariye lagu magacaabo Dominik Heinzl oo u shaqeeya Tv-ga ORF ee dalka Austria.

Halkaan ka Daawo Dagaal si LIVE ah u dhacay Tv-ga oo shidan

Kiiskaan oo Telefishinada Caalamka si aad ah looga daawanayay waxaa la arkay mar qura Fanaanka Sido oo garabka ku dhagan Dominik Heinzl kaas oo leh sidatan " Ku soo celi waxaad igu tiri hadii ay Hooyo ku dhashay

" Fanaan Sido oo doonayay inuu Kaarto ku dilo Wariye Dominik Heinzl ayaa mar qura waxaa Dhulka laga soo qaaday Wariye Dominik Heinzl oo la adkeeysan waayay Feer kulul oo kaga yimid Fanaanka Paul Hartmut Würdig (Sido) . Telefishinka ORF ayaa iminka si deg deg ah waxaa looga buriyay Fanaanka Paul Hartmut Würdig (Sido) oo mudo dhoor bilood ah soo daadihinayay Barnaamish lagu xulayay Fanaaniin yar yar kaas oo la magac baxay (Die Grosse Chance) !!

Kiiska Ragaan is dilay waxaa si toos ah ula wareegay Ciidamada Booliiska waxeeyna sheegeen dadkii ka ag dhawaa Dagaalka Fanaanka Vs Wariyaha inay maqleen Sido oo leh " car ku soo celi mar kale aflagaadadii aad Hooyadeey u geeysatay"

Wariyaha la dilay wuxuu u dhashay dalka Austria balse Sido oo Heesihiisa laga dhageeysto dalalka Germany, Austria iyo Switzerland oo looga hadlo Luuqada afka Jarmalka ayaa mudo dhoor bilood ah waxa uu ku sugnaa magaalada Vienna ee caasimada dalka Austria .
Comments
Render time: 0.14 seconds 4,944,132 unique visits Top