MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Yash Chopra oo geeriyooday.
Soo saaraha caanka ah ee Bollywoodka Yash Chopra ayaa geeriyooday, waxaana da'diisu eheed 80-sano jir.


Yash oo ku jiray isbitaalka Lilavati waxaa maalintii Sabtida la sheegay in xaaladiisu soo hagaageyso, waxaana la qorsheynayay in goor lagabixiyo laakiin tii alle ayaa ku timid wuuna geeriyooday.




Filinkii ugu dambeeyay ee uu soo saaro Yash waxa uu ahaa 'Jab Tak Hai Jaan' waxaana wada King Khan, Karina Kaif iyo Anushka Sharma.




Taariikhdiisa oo faah faahsan goor dhaw ayaan idiin soo gudbi doonaa hadii alle yiraahdo.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,533,196 unique visits Top