MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Shariif Xassan oo ay siyaasada ku xumaatay kadib marii Shaxda Golaha wasiirada uu iska dhex waayay
Guddoomiyihii Hore Baarlamaanka Somalia Shariif Xassan Sheikh Aadan oo mudooyin kaani ku mashquulsana Raadinta Xilka Wasaarada Maaliyada ayaa iminka iska dhex waayay Liiska ay ku qorantahay Golaha wasiirada ee la filaayo in shawaan lagu dhawaaqo
Kulan maalintii shalay dhex maray Shariif xassan iyo Raisul wasaaraha ayaa waxaa Shariif Xassan lagu wargaliyay in laga yaabo inuu iska dhex waayo Liiska Golaha wasiirada sababa jira Awgeed, waxaana lagu wadaa hadii uu liiska iska dhex waayo Shariif inuu dalka isaga baxo si uu usoo xoojiyo garbihiisa dowladaha dariska la’ah Somalia
Shariif Xassan oo isagu sugaayay magacaabista Wasaarada Maaliyada ayaa iminka waxa uu u muuqanaaya in halkaasi uu ku waayay Wasaaradaasi Culeysyo kaga imaanaya Raisul wasaaraha dhanka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Awgeed
Ugu danbeyntii soo bandhigida shaxda Golaha wasiirada Cusub ayaa lagu wadaa inay soo baxdo gudaha labada maalin ee nagu soo aadan hadii uu Shariif xasan iska dhex arki waayo Golaha waxa uu isaga carari doona gabi ahaan dalka isaga oona ciirsan doono dhanka Dowladaha Dariska la’ah Somalia
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,552,888 unique visits Top