Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
Maleeshiyada Raaskambooni oo falal xun ka geestay Kismaayo |
|
Maleeshiyo beeled katirsan Raaskambooni ayaa habeennimadii xalay falal argagax leh ka geestay Gudaha Magaalada Kismaayo, iyaga oona xoog ku galay Saddax guri oo ku yaala Bartamaha Magaalada kuwaasoo ay kala dhex baxeen Hablo waaweyn iyo Gabdho yaryar islamarkana Banaanka Magaalada kusoo Kufsaday
Maleeshiyada Raaskambooni oo iyadu dhawaan qabsatay Magaalada Kismaayo ayaa iminka Bilowday Cadibaad argagax ku riday Shacabka magaaladaasi kunool iyaga oona xoog guryaha kala baxa Dumarka islamarkaana u geeya Ciidamada Kenya halka Dumarka qaarna ay iyaga ka kufsadaan
Macada sida looga hortagi doono falalka argagaxa leh oo ay Maleeshiyada Raaskambooni ka fulineyso gudaha Magaalada Kismaayo waxaana laga yaaba hadii ay sida kusii socto Howsha ay magaalada Kismaayo ka qarxaan Dagaalo u dhexeeya Qabaa’ilka kunool magaalada iyo daafaheeda . |
|