Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
Faah Faahin: Qarax ka dhacay Magaaladda Kismaayo |
|
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay Magaaladda Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.
Qaraxaas ayaa waxaa uu si gaar ak kaga dhacay xarunta Maamulka ee Magaaladda Kismaayo waxaana uu ahaa bambo nooca gacanta laga tuuro ah.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamad dowlada iyo kuwa Raaskambooni ee qaraxa lala eegtay uu qasaaro kasoo gaaray.
Magaaladda waxaa ka soconaya Howlgalo balaaran oo ay sameynayaan ciidamada iskaashanaya ee Magaaladda kusugan.
Amaanka Kismaayo ayaa ah mid aad u adag, inkastoo ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom ay wadaan howlgalo kadhan ah kuwa falalka amaan xumada ah gaysanaya. |
|