KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Wararkii ugu danbeeyay ee weerar lagu qaaday Magaaladda Afmadow
Al-Shabaab ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday Magaaladda Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.

Weerarkan aya aku bilowday Madaafiic iyadoona lala beegsaday madaafiicda xarumaha ay ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya ka joogaan Magaaladda.

Dad kusugan Afmadow ayaa soo sheegaya in ku dhawaad 3 dhimasho ah iyo ilaa shan dhaawac ah ay ka dhasheen weerarkii xalay.

Saraakiil katirsan ciidamada dowlada ee kusugan Afmadow ayaa xaqiijiyay in weerarka oo madaafiic ku bilowday lagu soo qaaday ayna iska difaaceen.

Al-Shabaab ayaa weeraro kudhufo oo ka dhaqaaq ah ka sameeya deegaanada ay ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom kaga sugan yihiin gudaha dalka.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,939,476 unique visits Top