MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dhalinyaro lagu qabtay hub iyo Waxyaabaha qarxa oo goordhow lasoo bandhigay
Taliska Nabad sugida ciidamada dowlada ayaa goordhow soo bandhigay dhalinyaro katirsan xoogaga Shabaab.

Dhalinyarada ayaa waxaa lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha qarxa oo aad ubadan.

Taliyaha Nabad sugida ayaa sheegay in Howlgalkan lagu soo qabtay 35 dhalinyaro ah kuwaas oo qaarkood watay, walxaha qarxa iyo hub kale.

“Waxaan soo qabanay dhalinyaradan waxaana ay gaarayaan ilaa 35, waxaana lagu qabtay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay amaan xumo ku gaysan lahaayeen”ayuu sheegay Khaliif Ereg Gudoomiyaha Hay’ada Nabad sugida dowlada ee gobolka Banadir.

Al-Shabaab ayaa weeraro ka gaysta gudaha Muqdisho, waxaana holwgaladii ugu danbeeyay lagu soo qabtay dagaalyahano badan oo Shabaab ah.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,554,188 unique visits Top