MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ciidamada Xooga dalka iyo AMISOM oo howlgalo ku qab-qabtay Dagaalyahano shabaab ah .
Wararka naga soo gaaraya Gobolka bay iyo bakool ayaa sheegaya in Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladda Somalia ay baaritaano lixaad leh halkaasi ka sameeyen islamarkaana ay gacanta kusoo dhigeen Dagaalyahaano katirsan Alshabaab

Hawlgalada oo ilaa iyo iminka socda ayaa waxa uu qeyb ka noqonaaya howlgalo ay dajiyeen Saraakiisha Ciidamada Somalia kuwaasoo la sheegay inuu socon doono muddo kooban sida laga soo xigtay Sarkaal u waramaayay Warbaahinta
Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada ayaa ku sugan degmada Buurhakaba nawaaxigeeda halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogleh ay kula galeen Al Shabaab taasoo sababtay in Alshabaab ay usoo farxadaan Gudaha Magaalada
Dhanka kale Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in Howlgaladaasi ay ugu wacantahay Furitaanka Jidka isku xira Baydhabo iyo Muqdisho taasoo ayna ku tilmaamen inay tahay mid muhiim u ah Xukuumadda Somalia sida ay hadalka u dhigeen
Al Shabaabka ku kala sugan bartamaha iyo koonfurta dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramaaya in iyaguna ay ku kala dhuunteen Tuulooyinka iyo Deeganada aan looga baran inay alshabaab ay ka dagaalanto
Macada xiliga la howlgalin doono Jidka isku xira Afgooye iyo Muqdisho oo ay xukuumadu ku sheegtay inay muhiimad gaar ah u leedahay waa sida uu sheegay wasiirka gashandhiga xukuumadda Somalia iyo Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,494,992 unique visits Top